Howlihii dekeda Berbera ee Somaliland oo joogsaday & sababta ka dambeysa

Dekedda magaalada Berbera ee Somaliland ayaan maanta wax shaqo ah ka socon kadib markii ganacsatadii wax kala soo degi jiray ay joojiyeen. Ganacsatada ayaa la sheegay inay ka cabanayaan lacago cusub oo ay ku kordhisay shirkadda DP World ee maamusha dekeddaasi taasoo ay sheegeen ineysan bixin karin. Maamulka dekeda ayaan weli ka hadlin weli cabashada … Continue reading Howlihii dekeda Berbera ee Somaliland oo joogsaday & sababta ka dambeysa